Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar la xiriira Ciidul Adxaa

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa soo saartay awaamiir kala duwan ka dib kormeer ay ku tagtay Xarunta xoola qalka ee Kawaan bari. Basma ayaa ugu baaqday shacabka ku nool Magaalada Muqdisho inay ilaaliyaan bilicda iyo nadaafadda magaalada inta lagu guda jiro maalmaha Ciidul-Adxa oo beri ka bilaabanaya. Waxay fartay … Continue reading Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar la xiriira Ciidul Adxaa